Cilmi iyo aqoon dad haduu cisiyo
Sharaf caan kuyahay
La isma caasiye waa culimadii waculimadii
Aw salaan cumar siyaad
Aw salaan cumar siyaad
Wiiilsha cad cadi weerarka culus
Waa cida gaanka ahe
Marka lobaqeeyn
Ee reero salaan
Aw qudub aw cumar siyaad
Aw salaan aw salaan aw salaan