Dhirta sugan dhulka taal, Dugsi bay u tahay nool, Dabayshiyo roob markuu da’o, Dusha ayay ku naaxdaa

0:00
0:00