Najmoo mushtaaq fahmoo sundus nashaad hawoo
Najmo waa gudoomiyaha kooxda oo marka ay tiri "Haye maanta ma baxnaa?"
. Mushtaq waxay isla markiiba ku cabanaysaa "Lugaha ayaa i xanuunaya!"
3. Fahmo oo wareersan ayaa tiri "Lalala... ma meel dheer ayaa loo socdaa?"
4. Sundus oo aan hadalkaba dhageysaneyn ayaa leh "Fiiriya, sawir iga qaada!"
5. Xaawo waxay boorsadeeda ka soo bixisay buskud iyadoo tiri "Cuntaan lahaan intaad doodaysaan."
6. Nashaad-na qosol ayay la dhacaysaa iyadoo leh "Walahi dhammaantiin waa waalantihiin!"