Dheehashadaa wacaniyoo qaabkeedan loo dhigay timaheeda dhabarkiyo sii dhafay araxdee dhoolacadayskaa qosolkiyo dhaldhalaalka ilkaha diamond la moodyee mumtazey wan ku dhoofinlaa daharban ku geynlaa hunoy wan ku dhoofinlaa laa daharban ku gaynaa heladiiyoo dhaantadaa kugusoo dhawanlaa